LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

ISKU DHEELI TIRKA TACLIINTA IYO MASUULIYADA QOYSKA

 SIDA LOO DHEELI TIRO WAXBARSHADA IYO QOYSKA



Isku dheelitirka daraasadaha iyo nolosha qoyska iyo istaratiijayada guusha 

👍 sahaminta sida waajibaadka waxabarshada u saameeyaan  isdhexgalka qoyska 

✅ Saamaynta iyo sida waajibaadka wax barashada u sameeyaan dhaqdhaaqa qoyska -musuuliyadaha waxbarashadu waxay inta badan u baahan yihin waqti muhiim ah sida oo kale inn aad yarayso xubnaha qoyska ka mid ah  kuwaas oo iskdhex galkooda aan waxna muhuum ah aan kugu soo kordhinayn. 

xubnaha qaar qoyska waxa laga yaabaa inaysan waxna baran ama aysan xanbaarsanayn aragtiyaha waxbarshada midaas owgeed waa inaad iskaga fogaataa ama la kulamkooda yaraysaa si aysan saameyn kugu yeelan 

✅ Aqoonsiga isbedelka doorarka qoyska iyo masuuliyada - marka ardaydu diirada saaraan waxa barshada iyo xubnaha kale qoyska waxa ay qaataan musuuiyadu dheeraad ah  sida dhaqaalaha lagu taageeerayo ardayda midaas oo walbo haar dheeraad ah qoyska galinkarta .

dhica kale hadi aad ka eegno 

inta badan waxa laga yaabaa marka ay timmado dhinaca wax barrasha inaysan qoysku lahayn habmaaamul wax barasho midaas oo ku dhisan jadwal ay qoysku raacaan marka ay wax barshada noqoto si aan looga helin ilmo wax barashada ka carara ama ka saaqidaan 

jadwalka waxbarshada qoyska waxa uu fududaydiyaa in ilmaha waxa uu ku fiican yahay  laraadiyo khasab ma ahan ilmaha dhamaan inay ku fiicnaadaan buuga iyo qalinka midaas badalkeena kuwa aad ku fiicnayn waxa laga yaabaa inuu waalidka u helo farsmo gacmo midaas oo ilmaha jeclan karo 

✌ Aqoonsiga dareenka iyo mudnaan la aanta.

markasta ardaygu waxa uu u baahan yahay talo waalid iyo gacansiin  midaas oo ma imaan karta xubnaha kala duwan ee qoyska laga yaabo inay wax badan ka ogsoon yihin waxa uu baranayo ama uu rabo inuu barto 

💧  Culuyska xad dhaafka ah ee tacliinta waxa laga yabaa in ay ardayga masuuliyad badan  dareemo  midaaas oo mararka qaar ku adkaan karta inuu maareenwaayo ama  xamilwaayo sida oo kalena uu culeys kala kulmo  qoyska ka midaas  keeni karta isfahan daro ka dhex dilaacda  isaga iyo qoyska , midaas oo laga yaabo inuu iskaga baxo saaxada waxbarshada 

💧 cadaaadisla tirada badan waxa uu keeni karaa dareen gooni gooni ah midkaas oo u dhexayn kara ardayga  iyo  waalidkana halkaas oo isfahan la aan dhici karta   

👪 Faa iidooyinka joogteyda xidhiidhka  qoyska iyo inta aad wax baranayso

👉 kobcinta taageerada dareenka ee xariirka qoyska 

👉 Hagaajinta fayo qabka guud iyo degaanka guriga -wajiga wanaagsan ee guriga waxa uu wax ka taraa inaysan hoos dhac ardayga u imaan sida oo kale waxa uu sare u qaadaa helida maskaxwanagsan iyo cafimaad qab 

👉 Dhisida adkaysiga iyada oo loo maraayo waayo aragnimo- qoysaska qaar inta badan waxa ay dhiirogaliyaan ardaydooda si ay uga gudbiyaan caqabadaha iyo daruufaha adag. midaas ooo horseedi karta inuu ardayga guulo fican waxbarashada ka gaaro 


👳 Xeeladaha isku dheeli tirka cadaadiska wax barashada iyo qoyska

💜 ka qaybgeli qoyskaaga safarkaga waxbarashada 

👊 la wadaag yoolalkaaga  u sheeg waxa aad ka shaqaynayso ama waxa aad  baranayso sababta ay muhiim u tahay.

👊 ka qayb gali iyaga weydii rayigooda  iyo dareenkooda u saabsan shaqada ama waxbarshada aad ku jirto ama dareenkooda waxa ka qabaan  

👊  Qofka oo aan u qoondayn waqtiga nasashada iyo nashaadaadka - ka fagow waxaad u aragto waqti dhumis sida oo kale waqti gaar ah u samee shaqada aad barto inaad qabato 

💙 ka faa iidayso nidaamyada taageerada qoyskaga 

💗 si joogta u milicso oo qiimee xeeladahaga iyo sameynta isbedelka 

💛  raadi ilaha waxbarashada 

Post a Comment

0 Comments