LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

DEGAANADA CARADA KULUL

 Degaanada carada kulul badanaa waxa ay la dhibtooynayaan naqafadrada ciida oo aad u hooseesa midaas  oo ah aasaaska kowaad ee la rabo inay ciidu leedahay marka aan ka hadlayso beerahshada .




waxaa jira  qodobo badan oo markaas le eego marka laga hadlaayp degaanada carada kulul kuwaas oo badanaa u baahan in isbadal lagu sameeyo ama ugu yaraan wax laga qabto si loo helo caro tayo leh dhinaca kalena dhulka laga dhigi karo dhul beershada ku haboon  beerashada , waayo degaanada kulul badana wey qabadao badan yihin degaanada kuleylka badan lahayn 

tusaale degaanada dhaca jooga hoose ee bada iyo degaanada dhaca jooga  sare oo bada badanaa isku cimilo ma ahan kala duwaanashiyaha halkaas waxaa nooga cadaaneysa  inay ku kala duwan yihin dhinacyo badan oo hadey noqon lahayd qodobadan aan hada qaybta hoose u sharxinodoon

  • waxaa aad u hooseeya nafaqada carada ama ciida
kuleylka tirada badan badanaa waxa uu sababa inay carada sameyso biyo lumin degdeg ah ama uumi bax ku yimaada   midaas oo ka dhigan denaadanada carada kulul  inay  u baahan yihin waraab tiro badan.

 kuleylka tirada badan kaliya saameyn kuma yeesho carada balse sida oo kale waxa uu saameen ku yeeshaa nafaqda carada  midaas oo ka dhigan kuleyku inay wax yeeladiisu aysan ku a keen halqayb oo kaliya balse dhinacyo badan uu kuleyku sameyn ku leeyahay.

kuleylka waxa uu si xolwi ah ku burburiyaa dhamaan nafaqooyinka  carada ku jira midaas oo  keenaysa inay caradu hayn kari weydo biyaha waqti badan haysato ama ay ku siinagaadaan mudo badan 

nafaqada carada waa bisha koowaad  ee loo bahan yahay ciidkasta inay yeelato marka ay ka hadlayno beerashada  midaas oo wax weyn ka goyn karta dhinaca wax soo saarka . sida oo kalena ciidu waa muhiim inay bacrisan tahay midaas oo keeni karta isku dheeli tir dhacyo kala duwan iyo ciidu inay yeelato qaab dhismeed qurux badan  dalagyada noocyadisa kala duwan taageeri kara ama wax soo saarkoodaa
   
Nafaqayn deg deg ah 

Nafaqada deg deg ah waxaa loola jeeedaa hubinta qaab dhismeed nafaqada ciida midaas oo sameyn weyn ku leh wax soo saarka iyo dalagyada noocyadisa kala duwan 
sidaan kor ku soo xusnay ciidu kuleylka wax yeeladisu kuma eka qayb kaliya marka sidaa owgeed waxa lagama maarmaar ah in ciida la nafaqeeyo si ay ugu yaraan awood ugu yeelan karto inay biyaha waqti kooban haysan karto midaas kornimaaadka miraha ka qayb qaadan karta


















Post a Comment

0 Comments